Real Madrid oo dalab labaad ka gudbisay Kylian Mbappe, Qiimaha Dalabka oo la ogaaday (SkySports)

Real Madrid ayaa dalab labaad ka gudbisay Kylian Mbappe, kaasi oo lagu qiimeeyay aduun dhan 170m

Real Madrid ayaa maanta dalabkii labaad oo ah 170 milyan oo euro u gudbisay PSG si ay u hesho Kylian Mbappe. 

PSG ayaa Mbappe kala soo wareegtay Monaco 2018 heshiis 180 milyan euro ah laakiin dhab ahaantii waxay ilaa hadda bixiyeen 145 milyan oo kaliya. 

€ 35m oo kale ayaa loo baahan yahay marka ay cusbooneysiiyaan heshiiska Mbappe ama ay iska iibiyaan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE