Allegri: ”Ronaldo Waxa uu ii sheegay Shalay in uusan Rabin Joogitaanka Kooxda”

Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri: “Cristiano Ronaldo ayaa shalay ii sheegay inuu doonayo inuu si dhaqso ah uga tago Juventus. 

Waa run oo waa la xaqiijiyay. Tani waa sababta uusan maanta uu tababar u qaadan oo uusan diyaar u ahayn kulanka berri vs Empoli ”🇵🇹

“Cristiano Ronaldo waa muhiim, wuxuu ahaa caawimaad weyn. Haa waa in loogu mahadceliyo wixii uu sameeyay, sidoo kale wuxuu tusaale u yahay da’yarta.”

“Kama niyad jabin bixitaanka Ronaldo,

Cristiano ayaa doortay dookhiisa, waxaa sidaa sameeyay sida Del Piero, Zinedine Zidane, Gianluigi Buffon Allegri ayaa yiri sidaasi

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE