Labo Kamid ah Xidigaha Manchester United oo Saameyn kala Kulmaya Cristiano Ronaldo Marka la eego Boosaskooda,

Xidiga CR7 ayaa Saacada Kooban iskaga Xaadiriyay Garoonka Old Trafford taasi oo dunida Caalamka layaab ku noqotay Madama loo badinayay in uu ku biirayo Manchester City.

Lakin Sheekada Kale ee Hada Xiisaha leh ayaa ah in uu Saameyn ku yeelnayo Boosaska Xidigaha qaar ee Kooxda kuwaasi oo markii hore Shaki laga qabay Boosaskooda hadii Kooxda lasoo wareegto Weerar Sax ah.

Martial iyo Cavani ayaa Noqonaya Labada Xidig ee Saameyn ugu badan ka helaya imaatinka Ronaldo.

Macalinka Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaana heesto go’aano kala duwan in Shaxdiisa hada uu wax badan ka badalo.

Cristiano Ronaldo oo 36 sano jir ah ayaa 12 sano kadib ku soo laabtay Kooxda Manchester United.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE