Carvajal oo Ka Hadlay ku Biiritaanka Kylian Mbappe ee Real Madrid

Xiddiga Real Madrid Dani Carvajal ayaa ku rajo weyn inuu awoodi doono inuu Kylian Mbappe ku soo dhaweeyo kooxda ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xagaaga. 

Los Blancos ayaa garaacday Betis Sabtidii iyadoo gacan ka heleysa kubbad uu Carvajal u dhaliyay Kooxdiisa.

Waxaana suuragal ah inay dib u soo ceshadaan Horyaalka haddii ay ku guuleystaan ​​soo xerogelinta Paris Saint-Germain maalmaha soo socda.

Isagoo warbaahinta La Hadlay kadib Ciyaarta ayuu Xidiga Sheegay in Uu ku Faraxsanyahay Imaatinka Kylian Mbappe uuna ku soo soo dhaweenayo Kooxda.

Real Madrid iyo PSG ayaa la filayaaaanta in ay dhameestiraan Heshiiska Madama Los Blancos ay qabsatay ugu danbeyn maanta in la dhameeyo Heshiiska.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE