Juventus oo dooneyaa inay Qaab Amaah ah ku qaadato Mauro Icardi

Juventus ayaa ka shaqeyneysa inay isku daydo saxiixa weeraryahanka Paris Saint -Germain Mauro Icardi si amaah ah – sida laga soo xigtay Corriere Della Sera .

Bianconeri ayaa sidoo kale ikhtiyaar u leh inay si toos ah u iibsato 28 jirkaan xagaaga soo socda haddii heshiiska uu dhaco iyadoo aan wax dhibaato ah la kulmin.

Icardi ayaa ka dhacay kooxda PSG ka dib imaatinka Lionel Messi, kaasoo si xor ah ugu saxiixay kooxda ka dib markii uu ka tagay Barcelona horaantii xagaagan.

Xidiga ayaan dhankiisa raadinaya Koox uu ka helo Boos Joogta ah waxana Durba Xiiso uu ka helayaa Juventus.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE