Labo Sabab oo PSG ku qasbaya in ay iska Fasaxdo Kylian Mbappe

Photo/Reuters

Kooxda Real Madrid ayaa hada ku jirta Waqtigeeda ugu danbeeyay oo ah in ay lasoo wareegto Kylian Mbappe ama inay iska Fasaxdo waxayna qabsatay ilaa Caawa laga gaaro Sagda Dhex.

Iyadoo Xaalada ay Halaasi Mareyso waxaan eegeynaa Labo Sabab oo Paris Saint-Germain ku kalifaya inay iska Fasaxdo Xidigan.

1 Heshiiska Kylian Mbappe ee Paris Saint-Germain ayaa dhigaya in Sanadka Danbe qaab Xur ah uga tago Madama uu dhacayo taasi ayaana qasab uga dhigeysa in ay hada fasaxdo.

2 Kylian Mbappe oo aan ku Qanacsaneen Kooxda gaar ahaan Imaatinka Neymar iyo Lionel Messi waxaa meesha ka baxay Ahmiyada Xidigan ee Kooxda waxaana uu arkaa Real Madrid meesha ku haboon waqtigan.

Heshiiska uu ugu biirayo Real Madrid ayaa badi la gaaray lakin waxaa harsan Lacagta heshiiska oo PSG ku Qanacsaneen.

Waxaa jirta in PSG ka Carootay Hab Dhaqanka Real Madrid kula xiriirtay Kylian Mbappe lakin taas si hoose ayaa loo Xaliyay.

Waxa la Sugo waa Heshiiska?

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE