Manchester United oo guul 0-1 ka gaartay kooxda Wolverhampton, Red Devils oo dirqi ku badisay.

kooxda Manchester United oo booqasho ugu tagtay kooxda Wolverhampton ayaa ka gaartay guul 0-1 kulan ka tirsan Horyaalka Premier League, Reds ayaana heshay guulka guusha dhamaadka ciyaarta.

Sharaxaada ciyaarta

Labada Kooxood ayaa qeybta hore ee ciyaarta ku kala baxay bar-baro iyadoo Manchester United mararka qaar kubada lala qeybsanayay.

Qeybta danbe ee Ciyaarta Manchester United ayaa sameesay isbadal xoogan waxana dhamaadka ciyaarta gaar ahaan daqiiqadii 80aad u suura gashay goolka guusha waxana u dhaliyay Mason Greenwood oo caawin ka helay Varane guud ahaan ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 0-1.

Shaxda Kulanka

Wolves XI: Moutinho, Marcal, Coady, Jimenez, Saiss, Semedo, Jose Sa, Traore, Neves, Trincão, Kilman

Subs: Ruddy, Boly, Dendoncker, Podence, Gibbs-White, R. Aït Nouri, Fábio Silva, Hoever, Cundle

Man Utd XI: De Gea, Varane, Pogba, Maguire, Fred, Shaw, Bruno Fernandes, Daniel James, Sancho, Wan-Bissaka, Greenwood

Subs: Heaton, Cavani, Mata, Matic, Lindelof, Martial, Lingard, Van de Beek, Dalot

Kulanka Xiga

Manchester United ayaa kulankeeda xiga la ciyaareysa kooxda Newcastle united 11 bisha Danbe

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE