RASMI: Amad Diallo oo sii joogi doona Man United dhaawac bowdada ah awgiis

Manchester United ayaa xaqiijin karta in Amad uu dhaawac muruqa bowdada ah ka soo gaaray tababarka waxaana loo badinayaa inuu maqnaan doono lix isbuuc.

Nasiib darro, tani waxay dhacday waxyar ka hor inta uusan amaahda qorshaysan u dhaqaaqin Feyenoord.

Amad wuxuu sii joogi doonaa United wuxuuna dib u soo celin doonaa taam ahaanshihiisa buuxda iyadoo meesha laga saaray heshiiska amaahda ahaa.

Xidigan ayaa sanadkii hore kooxda lasoo wareegto inkastoo loo arko mid u baahan in uu dib isku soo dhiso.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE