Real Madrid oo badaleysa Dalabkeeda ku aadan Kylian Mbappe (Skysports)

Real Madrid ayaa ka fiirsaneysa inay sare u qaado dalabka Kylian Mbappe kana dhigto 200m labada saacadood ee soo aadan.

Waxay horay u dalbadeen € 170m oo lagu daray € 10m oo dheeri ah waxayna sugayaan jawaabta PSG 5ta galabnimo ee maant.

Madrid ayaa ka fiirsaneysa inay dalabkooda gaarsiiso 180m, ama € 170m oo lagu daray € 30m oo dheeri ah.

Mbappe ayaa qandaraaskiisu dhacayaa 10 bilood gudahood. Wuxuu mar kale u sheegay PSG inuusan saxiixi doonin heshiis cusub. Wuxuu u sheegay PSG haddii aysan hadda iska iibin inuu u dhaqaaqi doono Madrid isagoo xor ah xagaaga dambe.

Mbappe ayaa u sheegay PSG in haddii aysan hadda iska iibin uu u dhaqaaqi doono Madrid isagoo xor ah xagaaga dambe.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE