RASMI: Busquets iyo Alba oo aqbalay mushahar dhimis & Aguero oo dhammaystiray diiwaangelintiisa

Busquets iyo Alba waxay aqbaleen mushahar dhimis iyadoo Aguero uu dhammaystiray diiwaangelintiisa La Liga

Sergio Busquets iyo Jordi Alba ayaa heshiis la gaaray Barcelona si loo dhimo mushaharkooda

Barca ayaa ku dhawaaqday in Busquets iyo Alba ay ku heshiiyeen in la dhimo mushaharka xilli ciyaareedkan, isla markaana dib loo dhigo bixinta inta ka dhiman qandaraasyadooda. Qoraalka ayaa sheegaya inay u oggolaan doonto inay Aguero ka diiwaangeliyaan La Liga.

Bayaanka Barcelona ayaa u qornaa sidan:

aad ayay u mahadsanyihiin Sergio Busquets iyo Jordi Alba waxay u oggolaanayaan diiwaangelinta Kun Agûero ee La Liga iyo ixtiraamka ciyaar wanaagga dhanka Barça

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE