Manchester City oo raadinaysa inay ka aarsato PSG guuldaradii bishii September ee Garoonka Parc des Princes, ayaa Etihad Stadium ku soo dhawaynaysaa Paris Saint-Germain kulanka  ka tirsan Champions League Guruubkiisa A .

Kooxda martida loo yahay ee City ayaa hadda fadhisa kaalinta 1aad iyagoo leh sagaal dhibcood, laakiin PSG ayaa hal dhibic oo kaliya ka hoosaysa waxayna todobaadkan isha ku haysaa u soo bixitaanka wareega xiga.

PSG safka Hore waxaa Hogaaminaya Messi, Mbappe Neymar, dhanka Manchester City waxaa mar kale fursad la siiyay Sterling oo kulankii ugu danbeeyay Ciyaaray.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

PSG: Navas, Hakimi, Marquinhos, Kimpembe, Mendes, Paredes, Herrera, Gueye, Messi, Mbappe Neymar.

Subs: Franchi, Donnarumma, Ramos, Verratti, Icardi, Di Maria, Danilo, Dagba, Wijnaldum, Diallo, Kehrer, Ebimbe.

Subs: Steffen, Carson, Ake, Jesus, Laporte, Fernandinho, Palmer, McAtee.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: laacib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here