Advertisement

Iyadoo Michael Carrick uu qarka u saaran yahay inuu hogaamiyaha Kulankiisa ugu Danbeeyay, Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay Old Trafford ku soo dhaweyso kooxda Arsenal kulanka ka tirsan Premier League.

Red Devils ayaa dhibic ka soo qaadatay kulan ay la yeelatay hogaamiyayaasha horyaalka ee Chelsea kulankii ugu dambeeyay, halka Gunners ay 2-0 kaga badisay Newcastle United.

Taageerayaasha Aduunka ayaa Caawa mar kale eegayay in Ronaldo lagu soo bilaabo keydka iyo in kale iyadoo xidigan lagu xamanayo in uusan la jaan qaadi karin Heerka kubadeed ee Horyaalka Premeir league-ga madama uu yahay qof da’ah.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Bruno Fernandes ayaa khadka dhexe ay wada taagan yihiin Scott McTominay iyo Fred, halka difaaca dhexe uu kusoo laabtay Harry Maguire oo kaydka u diray Eric Billy, Alex Telles iyo Diogo Dalot, iyadoo labadan ciyaartoy ee dambe ay beddeleen Luke Shaw iyo Diogo Aaron Wan-Bissaka oo dhaawac ah.

Arsenal waxa ka maqan laacibka da’da yar ee Bukayo Saka oo dhaawac ah, waxaana beddelay Gabriel Martinelli oo ka garba ciyaaraya Aubameyang, halka Odegaard uu xajistay booskiisa oo ciyaartii labaad oo xidhiidh ah uu kasoo hormaray Alexandre Lacazette. Smith Rowe, Elneny iyo Thomas Partey ayaa khadka dhexe ka ciyaaraya.

Shaxda Rasmiga

Arsenal: Ramsdale, Tomiyasu, White, Gabriel, Tavares, Partey, Elneny, Smith Rowe, Odegaard, Martinelli, Aubameyang.

Subs: Okonkwo, Tierney, Saka, Lacazette, Maitland-Niles, Holding, pepe, Lokonga, Nketiah.

Man United: De Gea, Dalot, Lindelof, Maguire, Telles,Fred, McTominay, Sancho. Bruno Fernandes, Rashford, Ronaldo.

Subs: Henderson, Bailly, Jones, Mata, Martial, Greenwood, Lingard, Diallo, Van de Beek.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: laacib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here