Advertisement

Chelsea ayaa doonaysa inay afar dhibcood oo nadiif ah ku qabato hogaanka horyaalka Premier League marka ay u safarto kooxda kaalinta afraad ee West Ham United .

Blues ayaa tartanka soo gali doonta iyadoo guul 2-1 ka soo gaadhay Watford Arbacadii, halka West Ham ay barbaro 1-1 ah la gashay Brighton & Hove Albion isla habeenkaas.

Tuchel ayaa mar kale ku soo bilaabay keydka Lukaku oo dhaawac dhawaan kasoo laabtay halka Ziyeche iyo Mount oo lagu daray Haverts ay hogaaminayaan safka hore ee kooxda.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Shaxda Rasmiga Labada Koox

Chelsea XI: Mendy, Silva, Rudiger, Christensen, James, Jorginho, Loftus-Cheek, Alonso, Mount, Ziyech, Havertz.

Subs: Kepa, Lukaku, Pulisic, Werner, Saul, Barkley, Hudson-Odoi, Azpilicueta, Sarr.

West Ham United XI: Fabianski, Zouma, Dawson, Diop, Johnson, Rice, Soucek, Coufal, Bowen, Lanzini, Antonio.

Subs: Areola, Yarmolenko, Fornals, Vlasic, Noble, Benrahma, Masuaku, Kral, Ashby.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: laacib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here