Advertisement

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Erling Haaland ayaa isku diyaarinaya inuu go’aan rasmi ah ka gaaro mustaqbalkiisa, iyadoo kooxaha sida Real Madrid, Barcelona iyo Manchester United ay sugayaan inay ogaadaan waxa uu sameyn doono weeraryahanka Norway. sida ay qortay AS 

Tottenham ayaa dooneysa inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Jesse Lingard xagaagan – sida laga soo xigtay Football.London .

Chris Wood oo qarka u saaran inuu aado Newcastle si uu tijaabada caafimaadka ugu maro, sidaas waxaa qortay Telegraph .

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Isco ayaa diiday dhammaan dalabyada suuqa kala iibsiga ee bishaan – sida laga soo xigtay Marca .

Barcelona ayaa wadahadalo suuqa kala iibsiga ah la yeelatay ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Chelsea Oscar – sida laga soo xigtay TNT Sports .

Newcastle ayaa qorsheyneysa inay lasoo wareegto ciyaaryahankii hore ee Manchester United iyo Everton Marouane Fellaini – sida laga soo xigtay La Derniere Heure .

Newcastle ayaa diyaar u ah inay kula dagaalanto Brighton saxiixa daafaca Feyenoord Marcos Senesi. sida laga soo xigtay Football Insider 

Georginio Wijnaldum ayaan wax xiiso ah u qabin ku soo laabashada Newcastle, sida ay ku warameyso Football Insider .

Crystal Palace ayaa, wadahadalo la furtay Arsenal oo ku saabsan heshiiska Eddie Nketiah. sida laga soo xigtay The Times 

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Lyon Bruno Guimaraes ayaa waxaa xiiseynaya Juventus, GOAL

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: laacib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here