kooxda Arsenal ayaa isha ku haysa in ay bar-barayso rikoodh guulaha ah oo ay dhigtay kooxdii Arsenal ee guuldaro La’aanta ku qaaday horyaalka premier league xilli ciyaareedki 2002-2003.
kooxda Mikel Arteta ayaa kulanka ugu dambeeya ee xilli ciyaareedka la ciyaari doona Wolves waxana ay doonayaan in ay guul ku soo xidhaan xilli ciyaareedkooda.
kooxda Arsenal ayaa gaadhay ilaa haatan xilli ciyaareedka 25 guul oo premier league ah.
Hadaba hadii ay gaadhaan guul kulanka Wolves waxa ay gaadhi doonaan guushii 26aad ee horyaalka premier league.
Sidaas darteed Arsenal ayaa bar-barayn karta rikoodhkii guulaha kooxdii Arsenal ee ku guulaystaytay Premier league iyaga oo aan laga badin wax kulan ah.
kooxdii Arsenal ee sanadkaas ayaa badisay 26 kulan.
Hadii ay Arsenal badiso kulanka Wolves waxa ay bar-barayn doontaa rikoodhkii ay kooxdu dhigtay 2002-2003.

Related



Source link