Arsenal ayaa xaqiijisay 27-ka ciyaaryahan ee u safreysa Dubai si ay halkaas ugu soo qaataan tababar jawi diiran iyo kulamo saaxiibtinimo oo ay la yeelan doonaan Lyon iyo AC Milan.

Arteta ayaa shaaciyay liiska xiddigaha kooxda 1-aad ee aan ka qayb qaadan koobka adduunka iyo waliba xiddigo da’yarka kooxda ah.

Xiddiga Emile Smith Rowe ayaa ku soo laabtay kooxda kadib markii uu ka soo kabsaday qaliin lagu sameeyay bishii October.

Laakiin Ben White ayaan kooxda raacin kadib markii arimo shaqsi ah looga saaray koobka adduunka xulka qaranka England.

Halkan Haga Bogo kiiska xiddigaha Arsenal ee u safray Dubai:

3. Kieran Tierney 6. Gabriel Magalhaes 8. Martin Odegaard 10. Emil.e Smith-Rowe 14. Eddie Nketiah 16. Rob Holding 17. Cedric Soares 21. Fabio Vieira 23. Sambi Lokonga 24. Reiss Nelson 25. Mohamed Elneny 27. Marquinhos 31. Karl Hein (GK) 35. Alex Zinchenko 43. Nathan Butler-Oyedeji 44. Catalin Cirjan 50. Taylor Foran 53. Hubert Graczyk (GK) 56. James Hillson (GK) 63. Zane Monlouis 71. Charles Sagoe Jr 72. Matt Smith 81. Myles Lewis-Skelly 83. Ethan Nwaneri 85. Amario Cozier-Duberry 96. Lino Da Cruz Sousa 97. Reuell Walters

 



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here