Tababarayaasha Man United iyo Man City ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan final-ka FA Cup-ka ka dhici doona Wembley.
Tababare Guardiola ayaa shaxdiisa ku bilaabay Goolka Ortega isaga oo kaydka dhigay Ederson sidoo kale waxa uu kaydka xiddiga Akae kaas oo qaab ciyaareed fiican ku jiray xilli ciyaareedkan.
Dhinaca kale Ten Hag ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigaa Fernandes, Rashford, Sancho kuwaas oo weerarka ka ciyaara waxana uu kaydka dhigay xiddiga Weghorst halka uu sidoo kale kaydka dhigay xiddiga Dalot oo heshiis cusub u saxiixay kooxda.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Varane, Lindelof, Shaw, Casemiro, Eriksen, Fred, Fernandes, Rashford, Sancho.
Kaydka: Butland, Dalot, Maguire, Malacia, McTominay, Pellistri, Elanga, Garnacho, Weghorst.
Man City: Ortega, Walker, Dias, Akanji, Stones, Rodri, Silva, De Bruyne, Gundogan, Grealish, Haaland.
Kaydka: Ederson, Phillips, Ake, Laporte, Alvarez, Mahrez, Foden, Palmer, Lewis.
Related