Kooxda Brighton ayaa sameeyay soo laabasho cajiib ah oo ay ku garaaceen Manchester City 2‑1.

Erling Haaland ayaa goolka furitaanka dhaliyay daqiiqadii 33-aad isagoo ciyaarayay kulankiisii 100-aad ee Premier League.

Laakiin Brighton ayaa ku laabtay ciyaarta markii James Milner uu rigoore dhaliyay (daqiiqadii 67-aad), waxaana guusha u saxiixay Brajan Gruda oo dhaliyay gool daqiiqadii 90-aad.

Kooxda Man City laga badiyay kulankii ugu horeeyay ee premier League xilli ciyaareedkan.



Source link

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here