DEG-DEG: Xiddig Muhiim U Ah Arsenal Oo Laga Helay Xanuunka Korona Isaga Oo Ku...

0
Xidhiidhka Kubada cagta Masar ayaa sheegay in xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mohamed Elneny laga helay xanuunka Korona kadib baadhitaankii la sameeyay ka hor kulanka Togo. Xiddiga khadka dhexe ee...

Liverpool & Real Madrid Oo Ku Tartamaya Abaalmarin Khaas Ah

0
Koooxood ayaa ku tartami doona abaalmarinta kooxda ugu Fiican Adduunka Sanadka 2020 ee abaalmarinta Globe Soccer Awards ee sanad kasta lagu qabto magaalada Dubia. Gudida qaban qaabada Abaalmarinta ayaa shaacisay 6-da kooxood...

Man United Oo Garaacday Kooxda Dhibaatoonaysa Ee Sheffield United

0
Kooxda Man United ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda dhibaatoonaysa ee wali bilaa guusha ah ee Sheffield United Kulan ka tirsanaa horyaalka premier League. Qaybta hore: Kooxda Man United ayaa si xun...

Hordhac: Tottenham Vs Man Man City: Tottenham Oo Qabatay Qoriga Man City Kulamadii Ugu...

0
Kulanka ugu xiisaha badan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan ayaa dhexmari doona kooxaha Tottenham iyo Man City kulan ka tirsan todobaadkii 9-aad ee horyaalka. Tottenham iyo Jose Mourinho ayaa kulanka soo galaya...

Ronald Koeman Oo Kashifay Sababta Philippe Coutinho Qaab Ciyaareedkiisa Ka Dhigay Mid Cajiib Ah.

0
Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa kashifay sababta dhanka kale u rogtay qaab ciyaareedka Philippe Coutinho kadib markii uu ka soo laabtay heshiiskii amaahda ahaa. Coutinho ayaa Barcelona ku biiray suuqii...

Miyuu Mohamed Salah Taam U Noqon Karaa Kulanka Leicester City, Warar Cusub Ayaa La...

0
Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu soo waramayaa in uu taam u noqon doono in uu ka hor tago Leicester City Axada hadii baadhitaankiisa cusub muujiyo...

Tababaraha Bayern Munich Ee Hansi Flick Oo Kashifay Wixii Uu Thiago Alcantara Uga Sheegay...

0
Tababaraha Kooxda Bayern Munich ee Hansi Flick ayaa ka hadlay wararka xiddiga Thiago Alcantara la xidhiidhinaya kooxda Liverpool kadib ku guulaysigii Bayern ee champions League. Thiago ayaa ku bilowday shaxda Bayern Munich...

Warkii La Sugayay: Wakiilka Edison Cavani Oo Ka Hadlay Xaqiiqada Warar Xiddiga Uu Wakiilka...

0
Wakiilka Ahna Walaalka la dhashay weeraryahanka Edison Cavani ayaa ka hadlay xaqiiqada warar xiddiga uu wakiilka u yahay la xidhiidhinaya kooxda Man United. Saacadihii la soo dhaafay ayaa si weyn la iskula...

Pep Guardiola Oo War Fiican Ka Helay Tababarka Man City.

0
Tababaraha Kooxda Man City ayaa war fiican ka helay tababarka kooxdiisa ka hor dib u bilaabashada premier League kadib fasaxa xulalka. Man City ayaan wax kulamo ah ciyaari doonin ilaa 20 bishan...

WARBIXIN: 8-dii Saxiix Ee Ayna Cidna Rumaysnayn In Ay Shaqayn Doonaan Laakiin Guulaystay.

0
Suuqa kala iibsiga ayaa ah mid khamaar ah iyada oo kooxda la soo wareegta xiddig ay filan karto wax walba hadii uu qaab ciyaareed fiican soo bandhigo iyo hadii uu ku...

APLICATIONS

Wakhtiga Ay Man United Dhamaystiri Doonto Saxiixa Jadon Sancho Oo La...

0
Jamie Redknapp ayaa u sheegay Pitch to Post inuu ku qanacsan yahay in Manchester United ay gacanta ku dhigi doonto bartilmaameedkeeda koowaad ee suuqa...

HOT NEWS