DEG-DEG: Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixeedii 2-aad Ee Xagaagan.

0
Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa daafaca Gabriel Magalhães Kaas oo ay kala soo saxiixatay kooxda reer france ee Lille. Daafaca 22 jirka ah ee reer Brazil ayaa qalinka...

Arsenal Oo Loo Sheegay In Ay Iska Ilowdo Saxiixa Houssem Aouar Loona Sheegay Booska...

0
Halyeeyga kooxda Liverpool ee John Barnes ayaa Arsenal u sheegay in ay iska iloobaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Lyon ee Houssem Aouar iskana xoojiyaan daafaca. Gunners ayaa xagaagan oo dhan...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Fulham Vs Arsenal: Arteta Oo Shaxdiisa Ku Bilaabay 2 Ka...

0
Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Fulham kulan kulankii ugu horeeyay ee Gunner ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub. Tababare Mikel...

Liverpool & Real Madrid Oo Ku Tartamaya Abaalmarin Khaas Ah

0
Koooxood ayaa ku tartami doona abaalmarinta kooxda ugu Fiican Adduunka Sanadka 2020 ee abaalmarinta Globe Soccer Awards ee sanad kasta lagu qabto magaalada Dubia. Gudida qaban qaabada Abaalmarinta ayaa shaacisay 6-da kooxood...

Chelsea Oo Go’aan Kama Dambays Ah Ka Gaadhay Mustaqbalka Kepa Arrizabalaga Kadib Imaatinkii Edouard...

0
Tababaraha Chelsea Frank Lampard ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu amaah ku diro Kepa Arrizabalaga isla markaana uu Goolhaye Edouard Mendy ka dhigo Goolhayaha 1-aad ee kooxda. Mendy ayaa...

RASMI: Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagayo Levante.

0
Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Levante kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Zinedine Zidane ayaa ku laabtay kooxda da’yarka...

Shaxda Laga Yaabo In Ay isaga Hor Yimaadaan Arsenal & Liverpool, Is Badal Weyn...

0
Kooxaha Liverpool & Arsenal ayaa isaga hor iman doona garoonka Anfield kulan ka tirsan Carabao Cup-ka kulan ka tirsan Caraboa cup-ka. Labada tababare ee Jurgen Klopp iyo Mikel Arteta ayaa la filayaa...

Liverpool Oo 7 Gool Ku Xasuuqday Blackpool Si Xarago Lehna Ugu Soo Xidhatay Kulamada...

0
Kooxda Liverpool ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Blackpool Kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa iskudiyaarinta xilli ciyaareedka cusub. Reds ayaa ciyaartay kulankeedii ugu dambeeyay ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ka...

RASMI: Robert Lewandowski Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Yurub Sanadkan.

0
Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican sanadka 2020 kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay. Robert Lewandowski ayaa abaalmarinta...

RASMI : Hazard Oo Dhaawac Ku Seegaya Kulanka Real Valladolid , Imisa Todobaad...

0
Xiddiga Real Madrid ee Hazard ayaa ka sheeganaya dhaawacy soo noq-noqday kuwaasi oo ragaadinaya in uu wax wacan uu la muujiyo Real tan iyo markii uu xagaagii 2019-ka uga yimid Chelsea...

APLICATIONS

Xalka Liverpool Ee Dhibaatada Suuqa Kala Iibsiga Oo La Ogaaday.

0
Wargaysyada ka soo baxa England ayaa maanta ka hadlay xaalada Liverpool ee suuqa kala iibsiga xagaagan kadib markii ay muddo ka soo wareegtay furitaanka...

HOT NEWS