Kulamada Uu Mohamed Elneny Ka Maqnaan Doono Arsenal Kadib Markii Laga Helay Xanuunka Korona.

0
Kooxda Arsenal ayaa la kulantay war xun kadib markii xiddiga Mohamed Elneny laga helay xanuunka Korona isaga oo ku sugan waajibaadka xulka qarankiisa. Mohamed Elneny ayaa muhiim ka noqday shaxda Mikel Arteta...

Barcelona Oo Si Lama Filaan Ah Bartilmaameed Uga Dhigatay Daafac U Ciyaara Liverpool &...

0
Kooxda Barcelona ayaa isha ku haysa in ay u dhaqaaqdo daafaca kooxda Liverpool ee Joel Matip marka la gaadho suuqa January sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Spain. Kooxda reer Spain ayaa...

Pep Guardiola Oo War Fiican Ka Helay Tababarka Man City.

0
Tababaraha Kooxda Man City ayaa war fiican ka helay tababarka kooxdiisa ka hor dib u bilaabashada premier League kadib fasaxa xulalka. Man City ayaan wax kulamo ah ciyaari doonin ilaa 20 bishan...

WARBIXIN: 8-dii Saxiix Ee Ayna Cidna Rumaysnayn In Ay Shaqayn Doonaan Laakiin Guulaystay.

0
Suuqa kala iibsiga ayaa ah mid khamaar ah iyada oo kooxda la soo wareegta xiddig ay filan karto wax walba hadii uu qaab ciyaareed fiican soo bandhigo iyo hadii uu ku...

Steve Nicol Oo Qiimeeyay Fursadaha Liverpool Ee Difaacashada Premier Legaue Kadib Dhaawacyada Ku Habsaday...

0
Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steve Nicol ayaa qiimeeyay fursadaha Kooxda Liverpool ee ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. Steve Nicol ayaa sheegay in ayna kooxda Liverpool difaacan doonin horyaalka premier League...

Luis Figo Oo Hadal Muran Dhaliyay Ka Yidhi Rabitaanka Lionel Messi Ee Ka Tagista...

0
Halyeeyga reer Portugal ee Luis Figo ayaa sheegay in uuna qalibiga Lionel Messi haatan joogin kooxda Barcelona. Xiddiga reer Argentine ayaa warqada bixitaanka gudbiyay xagaagii isaga oo doonayay in uu isaga tago...

SAADAALIN: Kooxaha U Gudbi Doona Wareega 16-ka Champions League Oo La Saadaaliyay & Lama...

0
Tartanka Champions League ayaa xilli ciyaareedkan leh xiiso gaar ah marka loo eego in uu yahay mid si isku dhaw loo ciyaarayo oo todobaad kasta la ciyaaray. Waxa ilaa haatan la ciyaaray...

Waa Maxay Sababta Uu Thiago Alcântara U Diiday In Uu Taabto Calaamada “This is...

0
Xiddiga cusub ee kooxda Liverpool ee Thiago Alcântara ayaa iska diiday in uu taabto calaamada “This Is Annfield” ee ku taala dusha sare ee Albaabka laga soo galo garoonka Liverpool ee...

Real Madrid Oo Barcelona Ku Xidhiidhinaysa Xiddig Ay Ronald Koeman Kaga Dhagantahay.

0
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa daafaca dhexe ee Manchester City Eric Garcia. 19 jirkaan ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu ku laabanayo Barcelona xagaagii, laakiin kooxda reer Catalan...

La Ogaaday: Arsenal Oo Isku Dayday Saxiixa Jack Grealish, Maxaa Ka Hor Istaagay.

0
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay xagaagii isku dayday saxiixa xiddiga kooxda Aston Villa ee Jack Grealish sida ay sheegayaan wararku. Shabakada Sky Sport ayaa sheegaysa in ay Arsneal kooxda...

APLICATIONS

Barcelona Oo Go’aan Ka Gaadhay Kaadhkii Casaa Ee Loo Taagay Daafaca...

0
Barcelona ayaa go’aansatay inay racfaan ka qaadato casaankii Clement Lenglet intii lagu jiray kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Celta Vigo. Blaugrana ayaan aaminsanayn in kaadhkii...

HOT NEWS