Chelsea Oo Loo Sheegay In Ay Ku Guulaysan Karto Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan...

0
Khabiirka Ian Darke ayaa kooxda chelsea u sheegay in ay chelsea ku guulaysan karto horyaalka premier League hadii uu daafaca Thiago Silva taam ahaado oo uu dhaawaca ka fogaado xilli ciyaareedkan. Kooxda...

Kooxaha Ugu Qaalisan Premier League Oo La Soo Saaray

0
Kooxda Liverpool ayaa ah kooxda ugu qaalisan horyaalka premier League iyada oo wax yar u jirta lacag dhan 1 bilyan oo euro. Kooxda Jurgen Klopp ee difaacanaysa horyaalka premier League ayaa ku...

Mawqifka Cristiano Ronaldo Ee Ka Tagista Juventus Oo La Ogaaday, Miyuu Ku Biirayaa United.

0
Waxa maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay warar sheegaya in uu xiddiga Cristiano Ronaldo isaga tagayo kooxda Juventus iyada oo kooxdiisu diyaar u tahay in ay iska iibiso xiddiga dhamaadka xilli ciyaareedkan. Si...

Ronaldo, Boateng, Lacazette , Rice, Janmaat, Upamecano & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala...

0
Suuqa Kala Iibsiga ayaan furnayn laakiin arintaas ayaan kooxaha kala duwan ee adduunka ka hor istaagin in lala xidhiidhiyo xiddigo kala duwan. Suuqa ayaa furmi doona bilowga sanadka cusub ee 2021 gaar...

Xiddigaha Liverpool Oo Haatanba Sii Og Badalka Joe Gomez Ee Liverpool Kadib Dhaawacii Soo...

0
Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa haysta dookhyo badan oo uu kaga kabsan karo masiibada dhaawac ee ku habsatay kooxdiisa xilli ciyaareedkan. Joe Gomez ayaa Virgil Van Dijk kula biiray qolka...

Nathan Aké Oo Ka Hadlay Dhaawacii Ka Soo Gaadhay Waajibaadka Xulka Qarankiisa.

0
Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Nathan Aké ayaa ka hadlay dhaawacii soo gaadhay intii uu ku jiray waajibaadka xulka qarankiisa Holland kulankii ay bar-baraha la ciyaareen xulka Spain. Xulka...

Arsenal Oo Diyaar U Ah In Ay Iska Iibiso Nicolas Pepe Suuqa January, Qiimaha...

0
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay suuqa January iska iibiso xiddiga garabka uga ciyaara kooxdeeda ee Nicolas Pepe sida ay sheegayaan wararka ka imanaya...

Mikel Arteta Oo Haysta Sabab Uuna Weerarka Tooska Ah Uga Ciyaarsiin Pierre-Emerick Aubameyang

0
Weeraryahanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaan ka ciyaari karin weerarka tooska ah Nidaamka Mikel Arteta ee Haatan sababta oo ah Kuma haboona kabtanka Gunners sida uu sheegay khabiirka kubada cagta ee Julien...

Carlos Teves Oo Soo Doortay Shaxdiisa Ugu Fiican Ee Xiddigihii Uu Ka Soo Garab...

0
Carlos Tevez ayaa door muhiim ah ka ciyaaray Manchester United xilli ciyaareedkii 2007-08, taas oo ay ku guuleysteen Premier League iyo Champions League. Weeraryahanka ayaa dhaliyay 19 gool 48 kulan oo uu...

Nicolas Pepe Oo Sameeyay Qirasho Ku Saabsan Xaaladiisa Emirates Staduim.

0
Xiddiga garabka uga ciyaara Arsenal Nicolas Pepe ayaa qirtay inuu ka careysan yahay in uuna si joogto ah ugu ciyaarin kooxda Arsenal xilli ciyaareedkan. Xiddiga 25 jirka ah ayaa ku dhibaatooday in...

APLICATIONS

Lionel Messi Oo Helay Wado U Fududaynaysa In Uu Ka Tago...

0
Idaacada Radio Catalonia ayaa sheegaysa in uu xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi iska diiday in uu maalinta Isniinta soo xaadiro tababarka isku diyaarinta...

HOT NEWS