Cunha -> Man United & Saxiixyada La Dhamaystiri Karo Maalmaha Soo Socda. – Kooxda.com
Inkasta oo uuna wali dhamaan xilli ciyaareedka sidoo kale aan wali aan la soo afjarin xilli ciyaareedka kooxaha ayaa durba bilaabay dhaq-dhaqaaqa suuqa...
WARBIXIN:Frimpong, Huijsen, Saxiixyada Dhici Kara Maalamaha Soo Socda. – Kooxda.com
Inkasta oo wali xilli ciyaareedku si buuxda u dhamaan hadana waxa jira dhaq-dhaqaaq suuqa kala iibsiga ah oo ay samaynayaan kooxaha kala duwan.
Waxa...
Man United Oo Ku Dhaw Saxiixa Cunha – Kooxda.com
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in la filayo in ay heshiis la gaadho weeraryahanka Wolverhampton Wanderers Matheus Cunha mustaqbalka dhow.
Red Devils ayaa...
PSG Iyo Arsenal Oo Muran Adag Ka Dhex Bilowday Maalmo Ka Hor Semi Final-ka...
Kooxaha Arsenal iyo Paris Saint-Germain (PSG) ayaa ku muransan garoonka dibadiisa maalmo ka hor kulankooda aadka loo wada sugayo ee lugta hore ee...
Man United Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Xiddig U Ciyaara Man City....
Manchester United ayaa ka mid ah kooxaha isha ku haya ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City James McAtee sida ay sheegayaan wararku.
22-sano jirkaan...
Luis Diaz Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Liverpool Iyo Waxa Uu Doonayo. – Kooxda.com
Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Luis Diaz ayaa shaaca ka qaaday in uu ku dhaw yahay in uu fuliyo mid ka...
Luis Enrique Oo Ka Fal Celiyay Ka Reebistii Arsenal Ka Reebtay Real Madrid Champions...
Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Luis Enrique ayaa ku amaanay Arsenal mid ka mid ah kooxaha ugu fiican Yurub kadib markii ay todobaadkan...
Arsenal, Barcelona, PSG Mise Inter? Carlo Ancelotti Oo Sheegay Kooxda Uu Doonayo In Ay...
Mikel Arteta ayaa daaha ka qaaday in Carlo Ancelotti uu u sheegay in uu ‘rajaynayo’ in Arsenal ay ku guulaysan doonto tartanka champions...
Ruben Amorim Oo Xaqiijiyay Xiddig Dhaawac Ku Seegi Doona Kulanka Lyon. – Kooxda.com
Manchester United waxa ka maqnaan doona Joshua Zirkzee kulanka muhiimka ah ee khamiista ee lugta labaad ee sideed dhamaadka Europa League oo ay...
Arsenal Oo Bar-Baro Niyad jab leh La Gashay Brentford.
Arsenal ayaa mar kale ku turunturootay horyaalka England Premier League kadib markii ay barbaro 1-1 ah la dhaafi weyday kooxda Brentford.
Arsenal ayaa ka...