Daawadayaasheena Qiimaha badan waxaan idin soo gudbineynaa wararkii ugudambeeyey ee dunida kubada cagta waxaanu idin heynaa xogtii ugu dambeysay ee amuuro xasaasi ah oo ku saabsan dunida kubada cagta.

Xulka qaranka wadanka Arjentiin ayaa fursad uweyn uheysta inuu sanadkan ku guuleysto koobka dunida kadib markii uukusoo baxay 1aad ee groukiisa waxaana uuku beegmay Australia (Hoos ka dawo ) .

Waxa kasii daraya Xaalada dhaawaca ee Neymar JR kaasoo lasoo sheegayo markan inuu seegi karo kulamada 16 ka ila 8da miyu kasoo gaari doonaa 4 dhamaadka (Hoos ka daawo)

Gerardo Martino, oo ah tababaraha xulka qaranka Mexico, ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tagayo xulka, ka dib markii uu macsalaameeyay Koobka Adduunka ee Qatar 2022. (Hoos ka daawo)



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here