Portugal ayaa u gudubtay wareegga 8-da oo ay ku arkayaan Morocco , waxa ayan cashar kubadeed u dhigeen Siwss
Hadaba maxaan ka baranay kulankaas ee uu Ronaldo dhamaadkii badel ku soo galay
*Gonçalo Ramos ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee dhaliyay seddexleey kulankiisii ugu horeeyay FIFAWorldCup ee uu ku soo biloowda shaxda tan iyo Miroslav Klose oo Germany sidaas u sameeyay sanadkii 2002-dii
*Daafaca reer Portugal ee Pepe ayaa hadda noqday ciyaartoygii abid ugu da’da weynaa ee gool ka dhaliya heerka 16-aad ee koobka adduunka , 39 sano iyo 283 maalmood).
*Ronaldo ayaa markii ugu horeeysay tan iyo sanadii 2008-dii waxa uusan qarankiisa ugu soo bilaaban kulan weyn .