Man City ayaa xalay ka hartay tartanka EFL Cup-ka ka dib guul darro ay kala kulmeen kooxda Southampton kuwaasi oo laba gool ku garaacay

Guul daradaas marka laga yimaado laba  dhacdo oo aan wacneyn ayaa laga diiwan giliyay dhanka Man City iyo tababare Pep .

Dhacdada koowaad ayaa ah in wax laad toos ah aysan ciyaartooyda Man City ku sameyn goosha kooxda Southampton 90-kii daqiiqo ee ciyaarta waxa ayan taasi  muujineysaa in City kulankaas xalay si weyn uga fogaayeen heerkii lagu yaqiinay.

Tan labaad ayaa ah in tababare Pep  uu la kulmay guul daradiisa ugu horeeysay ee wareegga 8-da koob kasta oo maxali ah  guud ahaan aayihisa tababaranimo .



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here