Xariirka kubadda France ayaa war ka soo saaray xaaladda caafimaad ee xiddagaha kala ah Rabito , Kingsley Coman iyo Dayot Upamecano ka hor kulanka finalka axadda .
France ayaa arbacadii u gudubtay finalka markii ay laba gool ku garaaceen Morocco , waxa ayna axaddala ciyaarayaan Argentina kuwaasi oo sedexleey uga soo gudubtay Croatia .
Wargeyska L’Équipe ayaa qraya in xariirka kubada cagta France ay xaqiijiyeen in xiddigahaas xaaladooda ay wacan tahay
” Lagama wel welayo xaaladda Coman ee kulanka axadda , , Adrian iyo Dayot iyana war wacan ayaa ka yimid”ayaa lagu yiri qoraal xariirka France ka soo baxay