Kulan reer Africa isha ku hayaan , waa kulan Ghana ay haystaan fursad ay ju aar gutaan
Xogta Kulanka
*Kulankii hore ee FIFA World Cup ee Ghana iyo Uruguay waxay aheyd Ciyaartii caanka ahayd ee wareega 8da ee 2010, waxay ku dhamaatay barbaro 1-1 ah waqtigaas oo Suarez gaarka cas la siiyay ka dib markii si ula kac ah uu kubadda gacanta ugu qabtay.
*Uruguay waligeed lagama badin ciyaar koobka adduunka ah oo ay la ciyaartay qaran Afrikaan ah (2 badis 2 bar bar dhac ), iyadoo dhammaan afarta kulan ay yimaadeen qarnigii 21-aad – 3-3 vs Senegal (2002), 3-0 vs South Africa (2010), 1-1 vs Ghana (2010) iyo 1-0 vs Masar (2018).
*Ghana ayaa hamiensyaa in ay guul gaaraan kulamo isku xiga koobka aduunka markii labaad taariikhdooda, haddi ay badiyaan wareega big baxa ayay u gudbayaan markii sedexaad ka dib 4 jeer oo ay ka soo muuqdeen tartankaan koobka aduunka .
*Urugay ayaa ka carareysa in guul darro labaad la kulmaan iyadoo wareega Group-yada la joogo markii ugu horeeysay tan iyo sanadkii 1974-tii , waxaana kulankii hore garaacay qaranka Portugal