Waxa sii socda kulamada ugu dambeeya wareega Group-yada ee koobka adduunka iyada oo haatan la ogaaday inta badan kulaamda wareega xiga ee taranka.

Kulamada wareega 16-ka koobka adduunka ayaa noqon doona kuwo xiiso leh marka loo eego in ay lama filaano waaweyn ka dheceen koobka ilaa haatan.

Kulamada sida weyn loo sugayo ayaa ah kulanka dhexmari doona xulalka England iyo Senegal kaas oo noqon dona kulan xiiso weyn leh.

Sidoo kale kulanka dhexemari doona xulalka Morocco iyo Spain ayaa sidoo kale noqon doona mid la sugi doono marka la ciyaari doono wareega xiga ee tartanka.



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here