Wareysi uu siiyay wargeyska Le Parisien Sabtidii, madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa saadaaliyay in France  ku guuleysaneyso  kulankii   wareegga 16-ka Koobka Adduunka ee Poland, waxaana uu xusay inuu si joogto ah ula hadlo tababare Didier Deschamps inta uu socdo tartanka.

Macron, oo tilmaamay inuu u safri doono Qatar haddii xulka Faransiiska ay gaaraan semi-finalka, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Deschamps iyo wiilashiisa ay u soo bixi doonaan wareega 4-ta da ka dib markii  ay 3-1 kaga badiyeen Poland.

Macron wuxuu yiri: “Lewandowski wuxuu dhalin doonaa gool, si la mid ah Mbappe ama Giroud goolal ay dhalinayaan labaad taariikh in ay dhigaan ayay rabaan”.

Sedexdaas gool ee France waxaa laba dhaliyay Kylan halna Giroud xilli goolka kaliya ee Poland uu saxiixay Lewandowski .

 



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here