City ayaa isha ku  haysa guul ay gaareen si ay u sii baacsadaan Arsenal ,waxa uuna kulankaan ka mid yahay kuwo adag todobaadkaan horyaalka

Xogta Kulanka

*Manchester City ayaan wax guuldaro ah la kulmin 11-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay garoonkeeda kula ciyaartay kooxda Everton afar guul iyo afar bar bar dhac ah ayay wataan.

*Everton ayaa laga badiyay mid kasta oo ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeeyay Premier League ee ay la ciyaartay Man City

* Everton ayaa badisay kaliya afar ka mid ah 30kii kulan ee Premier League ay ku ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda iyadooo ka hor tageysa koox horyaalka ilaalsaneysa , 6 bar bar dhac iyo 20 guul darro ayay wataan.

* City kaliya hal kulan ayay guul daretsyeen 21-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaareen maalinta ugu dambeysay sanadka

Everton ayaan laga badinin lixdii kulan ee ugu dambeysay horyaalka oo ay ciyaareen habeenka sanadka cusub
(4 guul laba bar bar dhac)



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here