GROSSASPACH, GERMANY – JUNE 02: Reda Khadra of Borussia Dortmund U19 gestures during the match between VfB Stuttgart U19 v Borussia Dortmund U19 on June 2, 2019 in Grossaspach, Germany. (Photo by TF-Images/Getty Images)

Man United ayaa dalab u gubisay xiddigii hore Dortmund ee Reda Jousef Khadra kaasi oo ay doonayaan in ay xagaagaan helaan

Wargeyska Daily Mail ayaa qoraya in laacibkaas 19 sano jirka ah uu dhameystay hishiiskiisa kooxdaas reer Jarmal waliba xor lagu heli karo

Laacibkaas oo dhowr boos ka ciyaara ayaa ku wacan ka ciyaaridda garabka midig waxaana la dhacsan tababare Ole Gunner

Arintaan ayaa imaaneysa xilli weli United aysan ku guuleysan saxiixa xiddiga ay mudada ka baadi goobeyso Dortmund ee Sancho .

Waxaa ka xaqiijinayaa in United kaliya saxiixa laacibkaas hore Man City uu ka hor taagan yahay in laacibka iyo wakiilkiisa la meel dhigaan lacagta ay qaadanayaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here