Lionel Messi ayaa ku sugan garoonka Montjuïc Stadium ee magaalada Barcelona si uu ugu soo bandhigo ciyaarta Coldplay iyadoo taageerayaashu ay ku dhawaaqayeen magaciisa.Xilli ciyaareedkii Messi ee PSG ayaa soo dhamaaday Sabtidii waxana uu xiddigu bilaabay fasaxiisii xagaaga ka hor inta uuna koox cusub suuqa xagaaga.Barcelona ayaa ka mid ah kooxaha sida weyn loola xidhiidhinayo Messi iyada oo kooxda reer Catalan diyaarinayso dalabyo ay ku doonayso xiddiga.Messi ayaa wali jacayl waali ah ka haysta taageerayaasha Barcelona kuwaas oo magaciisa ku dhawaaqay intii uu socday marnaamijkii uu ka qayb galay Messi.
Arintan ayaa imanayasa saacad yar kadib markii ay kooxda Barcelona dhamaystay xilli ciyaareedkeeda isla markaas macasalaamaysay xiddigaha Jordi Alba iyo Busquets.

❗️People chanting Messi’s name during a concert:
pic.twitter.com/6gE5vH96t3
— Reshad Rahman (@ReshadRahman_) May 28, 2023

Related





Source link