*Tani waa markii ugu horeysay ee Nottingham Forest ay martigeliso Chelsea tartan kasta
tan iyo bishii Febraayo 1999, iyadoo waqtogaas guuldarro 3-1 ah oo Premier League ah la kulantay

*Chelsea ayaa badisay todobadii kulan ee ugu dambeysay oo ay la ciyaartay Nottingham Forest gabi ahaan
Tartamada, iyadoo kulankaan uu yahay kii ugu horeeyay ee dhexmara labadaan koox tan iyo Janaayo 2020 iyo kulankii FA Cup-ka

*Chelsea ayaa laga badiyay kaliya hal kulan 11-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay ku ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda iyadoo la la kulmeysa kooxah horyaalka u soo dalacay 8 jeer waa badiyeen laba bar bar dhac iyadoo guul daradaas kala kulmeen Sheffield July 2020 waqtigaas oo sedex gool lagu garaacay

* Chelsea ma badin kulankeeda ugu horeeya horyaalka ee sanadka lixdii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here