Waa Maxay Sababata Uu Gabriel Magalhaes U Seegi Karo Bilowga Xilli Ciyaareedka Arsenal Marka...

0
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa ay maalmaha soo socda ku dhawaaqi doonto saxiixa daafaca Gabriel Magalhaes laakiin xiddiga reer Brazil ayaa seegi kara bilowga xilli ciyaareedkan sabab la xidhiidha Xeerarka...

Bayer Leverkusen Oo Ka Jawaabtay Wararka Sheegaya In Ay Chelsea Kala Heshiisay Saxiixa Kai...

0
Madaxa kooxda Bayer Leverkusen Rudi Voller ayaa beeniyay wararka xanta ah ee sheegaya in Kai Havertz uu qarka u saaran yahay inuu ku biiro kooxda Chelsea Chelsea ayaa Havertz u calaamadsatay bartilmaameedkeeda...

Dietmar Hamann Oo Qiimeeyay Fursadaha Liverpool Ee Saxiixa Thiago Alcantara.

0
Halyeeyga Kooxda Liverpool ee Dietmar Hamann ayaa sheegay in uu yaabi doono hadii uuna Thiago Alcantara ku biirin kooxda Liverpool xagaagan. Thiago ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulankii Finalka champions...

DEG-DEG: Chelsea Oo Bayer Leverkusen Kala Heshiisay Saxiixa Kai Havertz & Faah-Faahinta Heshiiska.

0
Kooxda chelsea ayaa qarka u saaran dhamaystirka saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Bayer Leverkusen ee Kai Havertz sida ay sheegayaan wararku. Shabakada Sky Sporta ayaa haatan sheegaysa in ay kooxda chelsea...

Sheeko Cusub: Chelsea Oo Ka Fiirsanaysa In Ay Ka Laabato Heshiiskii Ay Ku Doonaysay...

0
Kooxda chelsea ayaa lagu soo waraamayaa in ay ka fiirsato ka laabashada heshiiska ay ku doonayaso saxiixa xiddiga daafaca bidix uga ciyaara Leicester City ee Ben Chilwell. Chelsea ayaa qarka u saaran...

UEFA Oo Damacsan Qorshe Champions League Lagu Lagu Ciyaari Doono Xilli Ciyaareedka dambe.

0
Madaxweynaha Uefa Aleksander Ceferin ayaa wadahadalo la yeelan doona kooxaha ka qayb galaya champions League xilli ciyaareedka dambe isaga oo doonaya in la sii wado qaabka kulanka kaliya ah ee tartanka...

Lionel Messi Waan Ku Soo Dhawayn Doonaa Kooxdeena.

0
Tababaraha Kooxda PSG ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in uu si aad ah Lionel Messi ugu soo dhawayn doono kooxda PSG xilli ay jiraan warar sheegaya in uu xiddiga reer Argentine...

Chilwell, Sancho, Magalhaes, Edouard, Brooks, Klopp, Messi & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala...

0
Waxa si Rasmi ah Albaabada loogu furay suuqa kala iibsiga xagaaga kaas oo ay kooxuhu haatan samayn karaan saxiixyada xiddigaha ay doonayaan. Xagaagan oo noqon doona midka ugu dheer taariikhda suuqa kala...

Faah-Faahinta Heshiiska Uu Thiago Silva Ugu Biirayo Chelsea Oo La Ogaaday.

0
Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saarantahay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Thiago Silva. Xiddiga 35 jirka ah ayaa ciyaaray kulankii ugu dambeeyay ee kooxda PSG final-kii...

XASAASI: Barcelona Oo Si Dhab Ah Ugu Dhaqaaqi Doonta Cristiano Ronaldo Laakiin Lionel Messi...

0
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay ay ka fiirsanayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo laakiin waa hadii uu Lionel Messi ka tago kooxda...