Shaxda Waalida Ah Ee Uu Jose Mourinho Ku Ciyaari Doono Xilli Ciyaareedkan Kadib Imaatinka...

0
Kadib qaab ciyaareedkii xumaa ee ay kooxdu soo bandhigtay kulankii ugu horeeyay madaxweynaha Tottenham ayaa go’aansaday in uu jeebka gacanta galiyo si uu u xoojiyo kooxda. Kooxda Tottenham ayaa ku dhaw in...

Solskjae Oo Xaqiijiyay In Ay Kooxdiisu Ku Dhawdahay Saxiixeedii 2-aad.

0
Tababaraha Kooxda Man United Ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo waramayaa inuu la hadlay Jadon Sancho si uu ugu xaqiijiyo inuu heshiisku ku dhow yahay in la isla meel dhigo. Kooxda...

Halkee Ayay Marayaan Heshiiskii ay Liverpool Ku Doonaysay Saxiixa Thiago Alcantara

0
Wararkii ugu dambeeyay ee England ayaa shaaca ka qaaday halka ay marayso baacsigii ay kooxda Liverpool ugu jirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Thiago Alcantara. Saxafiga aadka ugu dhaw Liverpool ee James...

Lionel Messi Oo Guul Ku Hogaamiyay Barcelona, Girona Ayay Garaaceen.

0
Kooxda Barcelona ayaa guul ka gaadhay kooxda Girona kulan ka tirsanaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee labada kooxood. Kulanka ayaa ka dhacay garoon Tc Strahov xilli uu Lionel Messi wacdaro dhigay...

Borussia Dortmund Oo Man United U Sheegtay Go’aankoodii Ugu Dambeeyay Ee Jadon Sancho.

0
Tababaraha Borussia Dortmund Lucien Favre ayaa u sheegay Manchester United in Jadon Sancho uu go’aansaday inuu sii joogo kooxda Borussia Dortmund xilli ciyaareed kale. Xiddiga 20 jirka ah ayaa bartilmaameedka 1-aad u...

Frank Lampard Oo Sharaxay Sababtii Sababta Uu Christian Pulisic U Siiyay No.10.

0
Frank Lampard ayaa ku adkeysanaya Christian Pulisic ‘inuu u qalmo’ inuu xirto maaliyada No.10 ee Chelsea wuxuuna aaminsan yahay in go’aankaas uu sii dhiiri galin doono xiddiga reer America. Pulisic ayaa qaab...

RASMI: Wakhtiga Ay Tartamada Ciyaaraha Gobolada Somaliland Bilaabanayaan Oo La Shaaciyay.

0
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Boos Mire Maxamed, iyo guddida qaban qaabada koobka gobolada Somaliland ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay wakhtiga la qabanayo koobka gobollada. Wasiir Boos iyo guddida qaban...

Thiago Alcantara Oo La Xaqiijiyay LABA Koox Oo Uu Haatanba Heshiis La Gaadhay.

0
Madaxweynihii hore ee kooxda Bayern Munich ee Uli Hoeness ayaa xaqiijiyay laba kooxood oo uu Thiago Alcantara haatanba heshiis la gaadhay xilli uu doonayo in uu isaga tago kooxda. Kooxda Liverpool ayaa...

Jurgen Klopp Oo Magacaabay Xiddigaha Badalka U Ah Dejan Lovren Ee Uu Haatanba Kooxda...

0
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in uuna la soo saxiixan doonin xiddig daafac dhexe ah xagaagan. Klopp ayaa sheegay in uu xal ka dhex heli doono kooxdiisa uu ku...

Rio Ferdinand Oo Magacaabay 4 Saxiix Oo Ay Man United U Baahantahay In Ay...

0
Daafacii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ayaa rumeysan in kooxda Ole Gunnar Solskjaer ay wali u baahan tahay inay keento afar saxiix oo cusub isaga oo kooxdiisii hore ku booriyay...