RASMI: Ronald Koeman Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Ku Soo Gali Doono Kulankiisii...

0
Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Gimnastic de Tarragona kulanka saaxiibtinimo ee maanta dhici doona. Koeman ayaa Liiska ka reebay xiddiga...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Fulham Vs Arsenal: Arteta Oo Shaxdiisa Ku Bilaabay 2 Ka...

0
Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Fulham kulan kulankii ugu horeeyay ee Gunner ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub. Tababare Mikel...

Waa Maxay Sababta Aan Hal Mar Loo Wada Ciyaari Doonin Wax Laba Kulan Ka...

0
Horyaalka premier League ayaa maanta si Rasmi ah u bilaaban doona xilli ciyaareedka cusub ee 2020/2021 iyada oo kooxaha premier League mar kale tartan u gali doonaan ku guulaysiga horyaalka. Xilli ciyaareedkan...

Daawo Laba Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Isku Dagaalay tababarka Daqiiqado Ka Hor Kulanka...

0
Xiddigaha kooxda Arsenal ee Eddie Nketiah iyo Dani Ceballos ayaa dirqi lagu kala qabtay intii ay Arsenal ku jirtay tababarkii is kulaylinta ee ka horeeyay kulanka Fulham. Xiddigaha Eddie Nketiah iyo Dani...

Arsenal Oo Guul Weyn Ku Bilaabatay Premier League & Daafaca Cusub Ee Gabriel Oo...

0
Kooxda Arsenal ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub ee premier League kadib markii ay garaacday kooxda ku soo laabatay premier League ee Fulham. Kulanka ayaa ahaa mid ay Fulham si dar-dar...

Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Arsenal Garaacday Fulham

0
Kooxda Arsenal ayaa garaacday kooxda Fulham kulankoodii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League iyaga oo guul 3/0 ah gaadhay. Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Alexandre Lacazette, Gabriel & Pierre-Emerick...

Liverpool Oo Ku Dhaw Dhamaystirka Saxiixoodii 2-aad Ee Xagaaga.

0
Kooxda Liverpool ayaa ku dhaw in ay dhamaystirto saxiixoodii 2-aad ee suuqa xagaagan iyaga oo 1.8 milyan kula soo wareegaya Goolhayaha kooxda Fluminense ee Marcelo Pitaluga. Kooxda difaacanaysa premier League ee Liverpool...

Taageerayaasha Arsenal Oo Durba Ka Shakiyay Tayada Willian & Henrikh Mkhitaryan Oo Sabab U...

0
Xiddiga cusub ee kooxda Arsenal ee Willian ayaa ahaa xiddigii ugu fiicnaa kulankii ay Gunners 3/0 ku garaacday kooxda Fulham kulankoodii ugu horeeyay ee premier League. Laakiin Taageerayaasha Arsenal ayaa durba shaki...

RASMI: Barcelona Oo Shaacisay 4-ta Kabtan Ee Kooxda Xilli Ciyaareedka Dambe Hogaamin Doona Kooxda.

0
Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah maanta u shaacisay Kabtanada Kooxda ee xilli ciyaareedka cusub ee 2020/2021 ee bilaabmay maanta. Barcelona ayaa xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga bilaaban doonta todobaadka...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Leeds United: Klopp Oo 2 Is Badal Ku...

0
Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda kulanka uu kaga hor tagi doono kooxda Leeds United kulan adag oo ka dhici doona Anfield. Jurgen Klopp ayaa shaxdiisa ku bilaabay...