Ronald Koeman Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Philippe Coutinho Ee Barcelona, Maxaa Soo Kordhay?

0
Tababaraha cusub ee kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo in uu Philippe Coutinho ku sii haysto kooxda xagaagan. Xiddiga reer Brazil ayaa ku dhibaatooday in uu samayn...

Mino Raiola Oo Xaqiijiyay In Uu Paul Pogba Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Man United.

0
Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Mino Raiola ayaa xaqiijiyay in uu xiddiga khadka dhexe sii joogi doono kooxda Man United waliba dhawaan bilaabi doono wadahadalada heshiiska cusub. Xiddiga...

Napoli Oo Mar Kale Heegan Gilisay Kooxaha U Waalanaya Saxiixa Kalidou Koulibaly

0
Kooxda Napoli ayaa shaaca ka qaaday in weli aysan helin dalab macquul ah oo laga geeyay daafacooda reer Senegal ee Kalidou Koulibaly Laacibkaas 29 sano jirka ah ayaa si weyn maalmahaan loola...

Barcelona Oo Ka Dhawaajisay Hadal Ka Farxiyay Kooxaha Doonaya Lionel Messi, Laakiin Hal Dhib...

0
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ayna doonayn in ay qiimo jaban ku iibiso xiddigeeda Lionel Messi xagaagan. Xilli ay kooxda Barcelona ku jirto xaalad adag garoonka dibadiisa iyo gurihiisaba waxa...

Livepool Mise Arsenal? Thiago Alcantara Oo Go’aan Ka Gaadhay Kooxda Uu Kaga Biirayo Premier...

0
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Thiago Alcantara ayaa sugaya in uu ciyaaro kulankiisa ugu dambeeya ee Bayern Munich Final-ka champions League caawa in uu banaanka u keeno go’aanka mustaqbalkiisa. Xiddiga...

Chelsea Oo Loo Sheegay Sababta Ay Tahay In Ay Ula Soo Saxiixato John Stones.

0
Halyeeya kooxda Arsenal ee Paul Merson aya chelsea u sheega in ay u dhaqaaqdo saxiixa daafaca Kooxda Man City ee John Stones isaga oo ku sheegay sheeko Guul oo kaliya sugaysa...

Kooxaha Ugu Guulaysiga Badan Champions League Kadib Guushii Bayern Munich.

0
Kooxda Bayern Munich ayaa noqotay kooxdii ugu dambaysay ee ku guulaystay tartanka champions League kadib markii ay garaaceen kooxda PSG. Bayern Munich ayaa ka mid ah kooxaha ugu guulaysiga badan tartanka kadib...