Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City ee Kevin De Bruyne ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican khadka dhexe ee yurub ee sanadkii la soo dhaafay.

Xiddiga reer Belguim ayaa mar kale door muhiim ah ka ciyaaray qaab ciyaareedka Man City inkasta oo ay kooxdiisu ku dhibaatootay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkii hore.

Kevin De Bruyne ayaa Man City ku hogaamiyay wareega 8 dhamaadka champions League xilli ciyaareedkii hore isaga oo dhaliyay goolal muhiim ah.

Kadib xilli ciyaareedk cajiib ah xiddiga reer Belguim ayaa loo magacaabay xiddiga ugu fiican khadka dhexe ee tartamada yurub xilli ciyaareedkii hore.

Laacib.net


Source: Laacibfm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here