Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa loo magacaabay xiddigii ugu fiicnaa tartanka Europa League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.

Xiddiga reer Belguim ayaa ku guulaystay gool dhalinta horyaalka Europa Leageu kadib markii uu dhaliyay wax ka badan 10 gool 6 kulan oo uu ciyaaray.

Romelu Lukaku ayaa Abaalmarinta ku garaacay 2 xiddig oo kale kuwaas oo kula tartamay abaalmarinta xiddiga ugu fiican tartanka sanadkan.

Lukaku ayaa xiddigaha Banega oo u ciyaarayay Sevilla iyo Bruno Fernandes oo u ciyaaray Man United ku garaacay abaalmarinta xiddiga ugu fiican sanadka Europa League.

Laacib.net


Source: Laacibfm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here