Real Madrid ayaa go`aan ku gaartay in ay loolan la gasho Barcelona oo ay ku baacsanayaan saxiixa xiddig u jooga Bayern Munich 

Sida warbaahnta Spain qoreyso , murqo weynta Spain ayaa isha ku haya saxiixa xiddiga Munich ee

Benjamin Pavard

Pavard oo 26 sano jira ayaa ka mid ah xiddigaha ug fiican garabka middig waxa uuna hishiiskiisa dhacayaa xagaaga 2024-ka
Wargeysja Sport ayaa qoraya in  laacibka uu diyaar u yahay in uu baxo , waxa uuna Munich ku dhiira giliyay in ay dhageystaan dalabyada lagu doonayo saxiixiisa .
Pavard ayaa la xusayaa in uu ka helo a ciyaaradda daafaca .

 



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here