Kooxda chelsea ayaa mar kale la filayaa in ay ku mashquulsanaadaan suuqa kala iibsiga xagaaga iyaga oo xoojin doona kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.
Milkiilayaasha cusub ee chelsea ayaa muujiyay in ayna wax cabsi ah qabin in ay lacag waali ah suuqa galiyaan ama ay xiddigo ka soo bixiyaan lacag aan xadi lahayn sidii ay horay u sameeyeen.
Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 9-ka saxiix ee laga yaabo in ay chelsea samayso suuqa kala iibsiga xagaaga.
1.Christopher Nkunku (RB Leipzig):
Waxa kaliya ee aan sugayano ayaa ah ku dhawaaqista chelsea ee heshiiska xiddiga iyada oo Blues wax walba dhamaystirtay xagaagii hore waxana la sugayo ayaa ah kaliya inta lagu dhawaaqayo heshiiska.
2.Manuel Ugarte (Sporting CP):
Xiddiga khadka dhexe ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Chelsea iyada oo Blues isku dayayso in ay saxiixiisa ku garaacdo kooxda PSG oo doonaysa saxiixiisa.
Chelsea ayaa la sheegayaa in ay heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga waxana ay isku diyaarinaysaa in ay kooxda SPorting Lisbon miiska u saarto lacagta lagu bur-burin karo heshiiskiisa.
3.Romeo Lavia (Southampton)
4.Andre Onana (Inter)
5.Victor Osimhen (Napoli)
6.Moises Caicedo (Brighton)
7.Dusan Vlahovic (Juventus)
8.David Raya (Brentford)
9.Lautaro Martinez (Inter)

Related



Source link