Waxa si Rasmi ah u dhamaaday xilli ciyaareedka premier League waxana ay kooxaha kala duwan ee premier League bilaaben qorshohooda suuqa kala iibsiga xagaaga.
Kooxaah premier League ayaa awoodi kara in ay sameeyaan saxiixyo cusub ama ay iska iibiyaan xiddigaha halka ay qaar kale iska fasxayaan markii ay dheceen heshiisyadoodu.
Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa dhaq-dhaqaaqii ugu dambeeyay ee kooxaha premier League suuqa kala iibsiga xagaaga.
MAN UNITED:
Xiddigaha yimid:
Waxba:
Xiddigaha Ka Tagay:
Phil Jones (xor)
Ethan Galbraith (Xor)
Arsenal:
Saxiixyada cusub:
Xiddigaha yimid:
Waxba:
Xiddigaha Ka Tagay:
Ainsley Maitland-Niles (waa la fasaxay)
Pablo Mari (£6m, Monza)
CHELSEA:
Xiddigaha yimid:
Waxba:
Xiddigaha Ka Tagay:
Dujon Sterling (Xor, Rangers)
Xavier Simons (Xor, Hull City)
Jayden Wareham (Waa la fadsaxay)
LIVERPOOL:
Xiddigaha yimid:
Waxba:
Xiddigaha Ka Tagay:
James Milner (Heshiis dhamaaday)
Naby Keita (Heshiis dhamaaday)
Roberto Firmino (Heshiis dhamaaday)
Alex Oxlade-Chamberlain (Heshiis dhamaaday)

Related



Source link