Qadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergi Roberto ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxdaas ka hor kulanka Real Betis ay la ciyaarayaan.
Labadsa koox ayaa qamiista ku ciyaaraya Sacuudiga oo ay ku leeyihiin kulan ka tirsan semifnalka Cope Del Rey
“Wax ka cusub ma jirto mustaqbalkeyga , weli kooxda ma aynu wadahadal” ayuu si kooban u yiri Sergi
“
“Xageyga waxaan doonayaa in aan halkaan joogo , laga yaabee in wadahadalada bilaaban doonaan bisha dambe”
Waxa uu yiri”qorshaheyga waxa uu yahay in aan halkaan ciyaaraha uga fariisto , dhamaan maamulka xariir waxan ayaan la leeyahay