Tababarayaasha Liverpool Iyo Arsenal ee Mikel Arteta iyo Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee Community Shield-ka kana dhici doona Wembley.

Tababare Jurgen Klopp ayaa daafaca Midig ee garabka ku bilaabay xiddiga Williams isaga oo gabi ahaan kooxda ka reebay xiddiga Trent Alexandres Arnold.

Dhanka tababaraha ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Salah, Mane iyo Firmino halka uu James Milner hogaaminayo khadka dhexe.

Arteta ayaan ku bilaabin saxiixyadiisa cusub ee Saliba iyo Willian halka uu ku bilaabay xiddiga amaahda ka soo laabtay ee Elneny.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Arsenal: Martinez, Bellerin, Luiz, Holding, Tierney, Maitland-Niles, Elneny, Xhaka, Saka, Nketiah, Aubameyang.

Kaydka: Leno, Cedric, Saliba, Kolasinac, Olayinka, Willock, Nelson, Smith Rowe, John-Jules.

Liverpool: Alisson, Williams, Gomez, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Milner, Wijnaldum, Mane, Salah, Firmino.

Kaydka: Adrian, Keita, Grujic, Jones, Minamino, Tsimikas, Brewster, Elliott, Koumetio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here