Tababaraha kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Crystal Palace kulan ka dhici doona Stamford Bridge.

Goolhayaha cusub ee Mendy ayaa ku bilowday shaxda Blues kulankii ugu horeeyay ee horyaalka premier League isaga oo booska kala baxay Kepa.

Dhanka kale da’yarka Hudson-Odoi ayaa ku bilowday weerarka Chelsea isaga oo ka garab ciyaaraya xiddigaha Werner; Abraham xilli uu Havertz ugu dambayn ka ciyaarayo booskiisii saxda ahaa ee No.10.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea : Mendy; Azpilicueta, Thiago Silva, Zouma, Chilwell; Kante, Jorginho; Hudson-Odoi, Havertz, Werner; Abraham.

Crystal Palace: Guaita; Ward, Kouyate, Sakho, Mitchell; Townsend, McCarthy, McArthur, Eze; Ayew, Zaha.

Sii Akhriso: Dalka Maraykanka Oo Xusaya Jabkii Ka Soo Gaadhay Muqdisho 27 Sano Ka Hor

Laacib.net

Source: laacibfm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here