Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Fulham kulan kulankii ugu horeeyay ee Gunner ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Tababare Mikel Arteta ayaa si lama filaan shaxdiisa ugu bilaabay 2 ka mid ah saxiixyadiisa cusub ee kooxda yimid suuqa xagaagan.

Laakiin arinta la yaabka leh ayaa ah in uuna Saliba gabi ahaan ku jirin shaxda uu tababaruhu u soo xushay kulanka.

Xiddiga Willian ayaa booska kala baxay xiddiga Pepe isaga oo ka garab ciyaaraya xiddigaha weerarka ka ciyaara ee Aubameyang, Lacazette

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Fulham: Rodak, Ream, Hector, Odoi, Bryan, Onomah, Cairney, Reed, Kebano, Cavaleiro, Kamara

Kaydka: Areola, Mitrovic, Knockaert, Cordova-Reid, Le Marchand, Christie, Anguissa

Arsenal: Leno, Bellerin, Gabriel, Holding, Tierney, Maitland-Niles, Elneny, Xhaka, Willian, Aubameyang, Lacazette

Kaydka: Macey, Saka, Ceballos, Pepe, Willock, Nketiah, Kolasinac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here