Tababarayaasha Liverpool & Arsenal ee Jurgen Klopp iyo Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan Kulanka Anfield ka dhici doona kana tirsan premier League.

Goolhaye Alisson aya ku soo bilowday shaxda Liverpool kadib markii uu taam u noqday kulanka inkasta oo uu shaki weyn ku jiray.

Laaiin waxa gabi ahaan shaxda ka maqan saxiixa cusub ee Thiago kaas oo aan xitaa kaydka ku jirin isaga oo ku seegay taam ahaansho la’aan.

Xiddiga cusub ee Jota ayaa kaydka ka soo muuqday xilli ay uu daafaca ku bilowday xiddiga Gomez kaas oo seegay kulankii chelsea.

Dhanka kale xiddigaha Willian, Aubameyang, Lacazette ayaa hogaaminaya weerarka kooxda Arsenal xilli uu Arteta kaydka dhigay da’yarka Saka iyo daafaca cusub ee Gabriel.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Robertson, Van Dijk, Gomez, Fabinho, Keita, Wijnaldum, Mane, Salah, Firmino.

Kaydka: Adrian, Milner, Jones, Minamino, Jota, Origi, Williams.

Arsenal: Leno, Bellerin, Tierney, Luiz, Holding, Maitland-Niles, Xhaka, Elneny, Willian, Aubameyang, Lacazette.

Kaydka: Runarsson, Gabriel, Saka, Ceballos, Pepe, Nketiah. Kolasinac.

Laacib.net


Source: Laacibfm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here