Tababarayaasha Jurgen Klopp iyo Graham Potter ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka ka dhacaya Anfield kana tirsan horyaalka premier League.

Klopp ayaan wax is badal ah ku samayn shaxdiisa waxana uu ku soo galay shaxdii uu kula ciyaaray kooxda Wolves bartamihii todobaadka.

Xiddiga Nunez ayaa kaydka ku bilowday kadib markii uu ka soo laabatay dhaawac uu qabay.

Dhinaca kale Potter ayaa kaydka dhiay xiddiga cusu ee Mudryk halka uu weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Ziyech iyo Havertz.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Gomez, Konate, Milner, Robertson, Bajcetic, Thiago, Keita, Elliott, Salah Gakpo,

Kadyak : Kelleher, Fabinho, Henderson, Oxlade-Chamberlain, Jones, Tsimikas, Nunez, Matip, Alexander-Arnold.

Chelsea: Arrizabalaga, Badiashile,  Chalobah, Silva, Hall, Cucurella,  Jorginho, Gallagher Mount, Ziyech, , Havertz,

Kaydka: Bettinelli, Aubameyang, Loftus-Cheek, Mudryk, Koulibaly, Fofana, Azpilicueta, Chukwuemeka, Humphreys.



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here