Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda kulanka uu kaga hor tagi doono kooxda Leeds United kulan adag oo ka dhici doona Anfield.

Jurgen Klopp ayaa shaxdiisa ku bilaabay kabtan Jodan Henderson oo taam u noqday kulanka kadib markii uu seegay isku diyaarintii xilli ciyaareedka cusub.

Sidoo kale Alexander-Arnold ayaa ku soo bilowday shaxda Reds halka uu Fabinho kaydka u dhaadhacay kaas oo booska u baneeyay Keita.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Keita, Salah, Firmino, Mane.

Kaydka: Adrian, Fabinho, Milner, Jones, Minamino, Origi, Matip.

Leeds United: Meslier, Ayling, Koch, Struijk, Harrison, Klich, Dallas, Phillips, Costa, Hernandez, Bamford

Kaydka: Casilla, Poveda-Ocampo, Alioski, Robers, Rodrigo, Shackleton, Casey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here